LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Laurent Blanc oo siiyay kooxaha ingiriiska fursad ay kula wareegi karaan Cavani (Muxuu yiri?)

(Paris) 14 Jan 2016 Tababaraha laacibkii PSG Laurent Blanc ayaa siiyay kooxaha horyaalka ingiriiska fursad ay ku qaadan karaan weerar yahanka reer Uruguay ee Edinson Cavani.

Cavani ayaa muujiyay inuusan ku faraxsanayn joogitaanka laacibkii ka dhisna caasimada faransiiska ee PSG, Blanc ayaana sheegay inuu fahansanyahay waxa uu doonayo Cavani oo ah inuu ka tago laacibkii.

Laurent Blanc oo ka hadlay arinta Cavani ayaa yiri:

“Dhibaato ayaan ku qabnaa hab dhaqanka Cavani waqtiyadii u danbeeyay, shaqadaydu waxay tahay inaan si guud uga fikiro laacibkii ee ma ahan si shaqsiyadeed”.

“Kal fadhi maamul ayaan ka yeelanay sheegashada Cavani ee soo noq noqotay, haddii uu doonayo inuu baxo ma hor istaagi doono”.

Kooxaha Arsenal, Man United iyo Liverpool ayaa si wayn u baadi goobaya 28 jirka weerarka uga ciyaara laacibkii PSG ee dalka France.

Gool FM

Source: New feed

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII