LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

LAGAAMA SUGEYN: Tababare Guus Hiddink oo suurta gal ka dhigay inay Chelsea u laaban karto Heerka Labaad!!

Chelsea-vs-Scunthorpe-Highlights-FA-Cup

Heerka labaad waa macquul in Chelsea ay ulaabato, ayuu yiri tababaraha ku meel gaarka ah ee laacibkii heysata horyaalka Premier League ‘Guus Hiddink.

Blues ayaa kujirrta kalainta 14 ee horyaalka, waxaana ay lix dhibcood ka dambeeyaan laacibkii saddexda ee ugu hooseysa Horyaalka, iyagoo labada kulan ee soosocda Horyaalka ku wajahi doonaa kooxaha Everton iyo Arsenal.

“Waa xaqiiqda,” ayuu yiri Hiddink, oo kala wareegay Jose Mourinho shaqada Chelsea bishii December. “Waxaan heysanaa labo kulan oo adag kuwasoo laacibkii wax badan looga bahan yahay ,

“Haddii aanan kulamadaasi kasoo uruurin dhibco  waa adkaan doonta inana kasii mid ahaano Premier League waxay ahaan doontaa mid layaab leh ayuu yiri ‘Guus Hiddink.

Chelsea ayaa hal dhibic ka sareeysay boosaska looga haro Horyaalka markii Mourinho laga ceyrinayay shaqada laacibkii.

Chelsea’ayaa shanta kulan ee soosocta Premier League u ciyaareysa qaabkan

Saturday 16 January    Everton (h)

Sunday 24 January      Arsenal (a)

Wednesday 3 February Watford (a)

Sunday 7 February      Man Utd (h)

Saturday 13 February  Newcastle (h)

Kooxda ka dhisan Stamford Bridge ayaa ku garaacday Sunderland Horyaalka  ka dib markii uu si tiis ah shaqada ula wareegay Hiddink.

“Waxaa jira 12 dhibcood faraqi ah oo u dhaxeeya Chelsea iyo laacibkii kalaalinta afaraad, taasoo ah Tottenham,” ayuu hadalkiisa raaciyay macalinka reer Holland.

“Waxaan jeclaan laheyn inana sare u qaadno hamigeena kasii mid ahaanshaha Horyaalka  , laakiin sidoo kale waxaa jira tartan iyo dagaal badan oo dhinac kasta ka imaanaya ayuu yiri,

“Waxaan si adag u shaqeeyn doonaa malin kasta si xoogeena uu dib ugu soo laabto waxaan dooneynaa inana sameyno qorshe wanaagsan oo guul ay ku gaari karto laacibkii.”


Source: laacibiin

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII