
Daafaca laacibkii Barcelona Samuel Umtiti ayaa cadaadis xoogan oo ku aadan mustaqbalkiisa aan kala cadeyn kala kulmaya qaar kamid ah saxiibadiisa laacibkii.
Ka dib markii Barcelona ay Champions League kasoo saartay Rome, Gerard Pique iyo Sergio Busquets ayaa doonaya in Umtiti uu cadeeyo mowqifka ku aadan mustaqbalkiisa.
Kooxaha Manchester United iyo Real Madrid ayaa ceyrsanaya daafaan oo qandaraaskiisa lagu burburin karo 60 milyan euro.
Pique iyo Busquets ayaa ka codsaday Umtiti inuu u cadeeyo shaqaalaha laacibkii iyo ciyaartoyda mustaqbalkiisa.
“Wuxuu u muuqdaa inuu kaliya ka fakirayo naftiisa, laakiin Dareenkiisa ayaa isbedelay toddobaadyadii lasoo dhaafay sida ilow wareedyo ay sheegayaan.