LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Kooxda Manchester City oo ka degtay Magaalada Abu Dhabi… + SAWIRRO

Kooxda hoggaaminaysa horyaalka Premier League ee Manchester United ayaa gaartay Magaalada Abu Dhabi ee isu tagga imaaraadka carabta sida la shaaciyey goordhow.

Man City ayaa loo caleemo saari doonaa hanashada horyaalka Premier League haddii ay guul gaarto labada kulan ee ku soo aaddan horyaalka Ingiriiska.

Haddabakaddib markii laacibkii tababare Pep Guardiola ay xalay 2-0 ku garaacday Stoke City ayay hoggaanka horyaalka Ingiriiska ku qabatay 16-dhibcood oo saafi ah.

Kooxda ka arrimisa Garoonka Etihad ayaa kulankii xalay ee Stoke kaddib u duushay Magaalada Abu Dhabi ay halkaan ugu soo qaadato cimilada kulul ee qorraxda.

Man City ayaa labada kulan ee horyaalka Premier League ku soo wajahan waxa ay la kala ciyaari doontaa Everton 31 bishaan Maarso, halka kulanka kalena ay la ciyaari doonto 7-da bisha April naadiga Manchester United, haddii ay labadaas kulan adkaatana waxa ay hanan doontaa horyaalka Premier League iyadoo ay kulamo ka harsan yihiin.

SAWIRRO:


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII