LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Kooxda Bayern Munich oo u duushay dalka Turkiga ka hor kulankeeda habeen dambe ee Champions League… + SAWIRRO

Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ee dalka Jarmalka ayaa u duushay dalka Turkiga, ka hor kulankeeda habeen dambe ee Champions League.

Bayern Munich ayaa habeen dambe dalka Turkiga kula ciyaari doonta naadiga Besiktas lugta labaad ee wareegga 16-ka Koobka horyaalladda Yurub ee Champions League.

Naadiga reer Jarmal ayaa hal rug la sii gashay wareegga siddeed dhammaadka Champions League maadaama ay lugtii hore ku soo badisay 5-0.

Halkaan hoose ka daawo Sawirrada xiddigaha Bayern Munich oo iyagoo si heer sare ah u labisay u duulay dalka Turkiga:-


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII