LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Kooxaha Liverpool & Man United oo isku heysta weeraryahan La Liga ka ciyaara – Yaa ugu cad-cad?

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Labada kooxood ee ugu guulaha badan England ayaa isku heysta weerrayahanka Deportivo La Coruna Pinchi, waxeyna dagaal weyn u gali doonaan sidii ay xagaaga soo aadan ku heli lahaayeen.

22-jirkaan heerka caalami wuxuu noqday mid aan laga faa’ideysan isagoon hal kulan kusoo bilaaban xilli ciyaareedkaan, marka la eego laacibkii heerka sare, wuxuuna u dhacay laacibkii labaad.

Inkastoo aysan jirin koox kale oo xiiseyneysa hadana laba ka mid ah kooxaha ugu waaweyn England ayaa xiiseynaya sida ay qorayaan warbaahinta Ingiriiska.

Mirror ayaa qortay in Liverpool ay ugu cad-cadahay isla markaana kaga horeyso Red Devils, dhanka kalana Deportivo aad ayey ugu farxi doontaa hadii ay hesho koox dooneysa xidigaan.

22-kulan ayuu laacibkii labaad u saftay 6-gool ayuu shabaqa gaarsiiyay.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII