LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Ka hor kulanka Jimcada: Netherlands vs. England oo koox isku dhac ah ama 11-cayaaryahan laga soo xulay

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Ka hor kulanka jimcada magaalada Amsterdam ku dhex mari doono xulalka Holland iyo England waxaa lasoo bandhigay koox isku dhaf oo laga sameeyay cayaartooyda labadaan xul.

Xulka Holland waa cusub ayaa dilaacay waxayna doonayaan niyad jabkii koobka aduunka 2018 kaga hareen inay kasoo kabtaan waxaana macalin looga dhigay Ronaldo Koeman.

Macalin Grathe Sothgate marhore ayuu Ingiriiska ka dhigay xul awood badan oo xasiloon waxayna koobka aduunka ugu soo baxeen si wacdaro ku dheehan.

Haddaba sawirka hoose kaga bogo koox isku dhac ah oo laga sameeyay cayaartooyda labada xul England iyo Holland ee kulana Jimcada ka qayb qaadan doonaan:

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII