LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Inter Milan Oo Si La Yaab Leh Ugu Dhaqaaqday Mid Ka Mid Ah Safka Hore ee Man City!- Balse Waa Haddii Ay Arrintaan Dhacdo.

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Kooxda kubadda cagta ee Inter Milan ayaa kala hadli doonta laacibkii Manchester City xiddiggeeda khadka dhexe ee Ilkay Gundogan haddii ay usoo baxaan tartanka Champions League-ga xilli ciyaareedka dambe.

Xiddigga xulka qaranka Germany ayaa diiradda u saaran laacibkii Luciano Spalettei, balse waxaa shardi ah inay ku dhammeysato afarta sare ee kala sarreynta horyaalka Serie A-da.

Kullanka ugu dambeeya ee horyaalka waxa ay la ciyaari doontaa laacibkii SS Lazio oo ay waajib ku tahay inay ka adkaato si ay uga soo muuqdaan xilli ciyaareedka dambe Champions League.

Suning Group oo ah milkiilayaasha laacibkii Nerazzuri ayaa doonaya inay maal geliyaan laacibkii Inter Milan waxa ayna marka gacanta la beegsan doonaan Ilkay Gundogan.

Manchester City ayaa 27-jirkaan kala soo wareegtay laacibkii Borussia Dortmund laba xilli ciyaareed ka hor, iyagoo kula soo wareegay €27m.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII