LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Imise jeer ayuu Daniel Sturridge kubadda taabtay xalay ka hor inta aan la bedelin kulankii Chelsea?

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Daniel Sturridge ayaa kaliya hal goor kubadda taabtay ka hor inta aan la bedelin kulankii xalay ay Chelsea guusha ka gaartay West Brom.

Dhaawac badane Daniel Sturridge ayaa hadda amaah ugu ciyaaraya laacibkii West Brom, kaddib markii uu ka soo tagay Liverpool, xalay ayaana markale dhaawac garoonka looga saaray kulankii Blues.

Laacibkii hore ee laacibkii Chelsea ayaa hal mar uun kubadda taabtay kulankii xalay ay Blues 3-0 uga badisay laacibkii uu Sturridge u ciyaarayey ee West Bromwich.

Xiddiga reer England ayaa kaliya garoonka ku jiray saddex daqiiqo uun, kabaddiisii ugu horreysay ee uu taabto ayaana dhaawac ka soo gaaray sidaas darteed ayaana garoonka looga saaray kulankii xalay.

Difaaca laacibkii Chelsea ee Cesar Azpilicueta ayaa raacanayey Sturridge, markii uu taabanayey kubadda qura ee uu xalay garoonka ku lahaa ka hor inta aan dhaawac lagu saarin.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII