LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

HORDHAC: Manchester United Vs. Leicester City -Premier League Oo Caawa Dib U Bilaban Doonna

Mancehster United iyo Leicester City ayaa daah furi doonaa Premier League ol’olaan 2018-19.

Manchster United waxa ay xilli ciyaareedkii hore ku dhammeysatay kaalinta labaad halka Leicester City ay kii ay 2015-16 si lamafilaan ah ku ruxday.

WARAR LABADA NAADI

Man United

-Jose Mourinho dhibbaato badan ayuu wajahayaa kahor kulanka caawa ee Leicester maadama ay xiddigo dhaawac uga maqan yihiin kuwo kale ku soo daaheen fasaxixii koobka aduunka kaddib.

-Ander Herrera iyo Nemanja Matic ma dheeli doonaan waxaase safka kowaad ku soo bilaaan kara Scott McTominay

-Eric Bailly iyo Ander Herrera waxa ay ku soo dhaawacmeen kulamadii diyaar garowga laakiin daafaca wuu soo kabtay

-Marcus Rashford wuu soo gaabiyey fasixiisii koobka aduunka waxaana la filayaa in uu ku soo bilowdo

Leicester

-Claude Puel waxa uu xaqiijiyey in Vardy and Harry Maguire aysan ku soo bilaaban  doonin jimcaha

– Jonny Evans ooh ore uga tirsanaa Mancehster United ayaa ka horimaan doonaa kooxdiisii hore

– Kelechi Iheanacho wuu ku soo bilaaban doonaa

RAADRAAC

-Manchester United 34 ka mida 36dii kulan ee ugu dambeeysay ma laga badin Premier League

-Leicester City dii kulan ee ugu dambeeyey Premier League ee ay banaanka ku soo dheeshay waa la garaacay

SAFAFKA LA FILI KARO

Gegida: Old Trafford

Saacadda Geeska Africa: 10pm (Caawa)

Dhex dhexaadiyaha: Andre Marriner (England)

 


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *