LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Halyeeyga kooxda Barcelona Andres Iniesta oo shaaca ka qaaday inuu wada hadal dhex maray City iyo macalinkeeda Pep Guardiola ka hor ku biirista horyaalka China.

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Waxaa jiray warar sheegaya Pep Guardiola inuu isha ku hayey xiddigan qadka dhaxe ka ciyaara inuu lasoo saxiixan doono ka dib markii uu go’aan ku gaaray ka tagista laacibkii Barcelona.

34-snao jirkan ayaa laacibkii ku sugnaa 22-sano kaasoo bishii laasoo dhaafay ka tagay kuna biiray laacibkii J-League ka ciyaarta ee Vissel Kobe.

Iniesta waxaa uu Barca u ciyaaray 675-kulan kaasoo 57-goal u dhaliyay halka uu 142-ciyaarayahan uu goolal ka caawiyay.

Wuxuu Cadena Cope radio u sheegay “ma jirin wax igala so xiriiray City, Guardiola marnaba ima soo wicin aniga”

“waan arkayye wararka suuqa ee saxaafadda ay sheegayeen, balse daacadii wada hadal nama uusan dhex marin”

“waxaan ka tagay Barca waxana tagay Europe, taasina wax micno ah sooma kordhinaysi”

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII