LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

HALF TIME: Real Madrid Oo Qaybta Hore Kala Dirtay UD Melilla.

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa ku raaxaysatay qabta hore kulanka Copa Del Rey ee ay la ciyaarayso laacibkii tabarta yar ee UD Melilla.

Kooxda caasimadda ayaa goolka koobaad ka heshay weeraryahankeesa M.Asensio, kaas oo daqiiqaddii 33-aad shabaqa gaaray.

Halka goolka labaad uu qadiiqaddii 35-aad shabaq ku ruxay isla Marco Asensio, kahor inta uusa Javi Sanchez 3-0 ciyaarta kadhigin daqiiqaddii 39-aad.

Kulanka ayaana qaybtiisi hore usoo idlaaday 3-0 oo ay ku hogaaminay so Real Madrid.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII