LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

GANAAX: Chelsea iyo West Brom oo Ganaaxyo la kulmi kara..Ogow Sababta

1

Chelsea iyo West Brom ayaa uu kusoo eedeeyay xiriirka kubada cagta dhaqan xumo ciyaartoyda ah kulankii barbaro 2-2 ay wada galeen Arbacadii.

Eedaha ayaa la xiriira fal-celin ciyaartoyda markii ciyaaryahanka khadka dhexe ee West Brom Claudio Yacob uu ka baxsaday kaarka casaanka ah kadib qalad uu ku galay Diego Costa.

Labada kooxood ayaa waxaa loo arkayaa inay ku guuldareysteen “inay xakameeyaan ciyaartoyda “.

Waxaana ay heystaan ilaa 18:00 GMT 20 January inay kaga jawaabaan edeymahan loo heysto.

Tababaraha ku meel gaarka ah ee Chelsea Guus Hiddink ayaa rumeysan in Yacob arimihiisa uu ka diiday inuu kala hadlo garsooraha Afarada ee ciyarta,

“Waxaana u sheegay:” Tani waa mid ka mid ah dhibaatooyinka ugu xun ee heysta garsoorayaasha Premier League, ”

“Waxa uu igu yidhi ‘garsoraha waad i arki doontaa haddi adan iga tagin tasoo aheyd hadalkii ugu xumaa ayuu yiri tabaraha laacibkii Chelsea.


Source: laacibiin

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII