LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

FT: Chelsea oo dirqi kaga baxsatay BATE Borisov.

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Waxaa goor dhow soo idlaatay ciyaar aad u xiiso badneyd oo ay Chelsea la qaadatay laacibkii BATE Borisov.

Blues oo marti ahayd ayaa mar kale guul gaartay kullan ka tirsan UEFA Europa League-ga, iyadoo sidan ku xaqiijisya booskeeda wareegga xiga.

Qaybtii hore ee ciyaarta waxaa lagu kala nastay bareejo goolal la’aan ah, iyadoo Blues ay isku dayaysay inay hooggaanka ciyaarta xilli hore qabato.

Markii dib la isugu soo laabtay, waxaa Chelsea ay billawday dardar ay goolka koowaad ee ciyaarta ku raadineyso.

Daqiiqaddii 52-aad ee ciyaarta, waxaa gool ay ka heshay Olivier Giroud, kaasoo caawa fure u noqday in Blues ay guul gaarto.

BATE waxa ay isku dayday inay goolka soo bareejeyso dhowr jeer iyadoo birta goolka Chelsea kubbado la dhacday.

Ugu dambeyn natiijada ciyaarta ayaa kusoo idlaatay 1-0 oo ay Chelsea ku adkaatay.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII