LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Eric Bailly oo la ogaaday kulanka uu Man United dib ugu soo laaban doono

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Daafaca reer Ivory Coast ee muhiimka u ah laacibkii Man United Eric Bailly ayaa la ogaaday kulanka uu kooxdiisa dib ugu soo laaban doono.

Bailly ayaa la sheegay inuu Man United kala qayb qaadan doono kulanka Champion-ka wareegiisa 16-aad lugta kowaad oo ay naadiga Sevilla la cayaarayaan.

Daafacan awooda badan tan iyo bishii November United uma cayaarin sidoo kalena laacibkii Mourinho siweyn ayay Bailly u tabtay madaama uu xili cayaareedkii hore ka mid ahaa cayaartooydii laacibkii ugu wanaagsanaa.

ESPN ayaa ogaatay in Bailly uu tababar adag sameenayo sidoo kalena halgan ugu jiro sidii uu todobaadka dambe kulanka Sevilla vs Man United kaga qayb qaadan lahaa.

Cayaaryahan dhaawac dhanka gumaarka iyo goobka in mudo ah ku maqnaa ayaa lagu kalsoon yahay keedka inuu soo fariisan doono kulanka FA Cup-ka wareegiisa 5-aad Man United sabtiga la cayaareyso naadiga Huddersfield Town.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII