LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Daawo: Zinedine Zidane Oo Ka Soo Dhex Muuqday Kulankii Arsenal iyo Leicester city Laakiin Siday U Dhacday

Daafaca laacibkii Arsenal ee Sead Kolašinac ayaa isku badalay Zinedine Zidane intii lagu guda jiray kulankii Arsenal iyo Leicester city.

Xiddigan oo xagaagan ku soo biiray laacibkii Arsenal ayaa is baray durba Premier league isaga oo qaab ciyaareed cijiib ah soo bandhigay.

Sead Kolašinac ayaa xirfad cajiib ah ku dhaafay xiddiga garabka uga ciyaara laacibkii Leicester city ee Riyad Mahrez waliba waxa uu ku dhaafay sidii Zinedine Zidane Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII