LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Daawo: Xiddiga Man United Ee Jesse Lingard Oo Ka Qoomameeyay Ficil Uu Ku Dhex Sameeyay Madbakha (Jikada) Beed (Ukun) Kulul Ayaa Dusha Kaga Dhacay

Xiddigaha aan xulalkoodu u yeedhin fasaxa xulalka ayaa meelaha ka baxsan garoomada kubada cagta ka dambeeya arimo aad u la yaab leh oo qosol kugu dilaya.

Xiddiga garabka uga ciyaara xulka qaranka England iyo laacibkii Man United ee Jesse Lingard ayaa sameeyay arin aad uga yaabisay dadka.

Jesse Lingard ayaa ku jiray madbakha (Jikada) halkaas oo uu beed (ukun) ku dubanayay laakiin xiddigan ayaa beedkii oo kulul isku dayay in uu ku ciyaaro.

Kadib markii uu laba jeer ku guulaystay in uu kor u tuuro markii 3-aad ayay korka kaga soo dhacday taas oo keentay in uu bood-boodo oo uu qaylyo Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII