LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

DAAWO | WARKA🔥SUUQA🔥Neymar➡Man utd Hazard➡Real madrid Isco➡Juve Bale➡Chelsea & Dagaalka Pogba & Mou

Waxaa halkeeda kasii socda diyaar garowga loogu jiro Furitaanka Suuqa kala iibsiga kaasoo Bisha January Furmi doona.

Kooxaha Ugu waaweyn ee Yurub waxey wadaan wadadalo ay ku kasbanayaan Xidiga ay rabaan iney Safkeeda ku Xoojiyaan.

Isco ayaa daneynaya inuu katago Real halka Losbalancos ayla heshiisay Hazard, neymar oo albaabada ufuray Horyaalka EPL ka iyadoo war farxad u ah manchester oo ninkan hore uraadineysay,, qodobadaasi & umuuro kale ku daawo caawa wararkii ugu dambeeyey ee dunida Sportiga.

[embedded content]


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII