LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Daawo: Sidii Waalida Ahayd Ee Uu Dani Alves Ugu Dabaal Degay Koobkii Ay Kooxdiisu Ku Guulaysatay

Xiddiga daafaca uga ciyaara laacibkii juventus ee Dani Alves ayaa sameeyay dabaal deg waali ah kadib markii uu kooxdiisa kula guulaystay koobkiisii ugu horeeyay tan iyo markii uu laacibkii ku soo biiray xagaagii.

Daafacan reer Brazil oo xagaagii laacibkii si xor ah ugu soo biiray kana soo tagay laacibkii Barcelona ayaa ku guulaystay koobkiisii 32-aad ee noloshiisa.

Alves ayaa xitaa inta uu xiddigii ay isku laacibkii ahaayeen dhaafay dusha ka fuulay wariye dhex taagnaa garoonka oo faafinayay wararka Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII