LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Daawo: Qabkii Uu Neymar Uga Fal Celiyay Markii Ay Jamaahiirta Bayern Munich Ku Soo Tuureen Lacagtii Beenta Ahayd

Xiddiga reer Brazil ee Neymar ayaa bahdilaad kala kulmay taageerayaasha laacibkii Bayern Munich kulankii champions league ee salaasadii iyaga oo ku soo tuuray lacag uu wajigiisu ku sawiran yahay.

Taageerayaasha ayaa lacagta ku soo tuuray Neymar xilli uu laagayay koorne u baxay kooxdiisa intii ay ciyartu socotay kulankii PSG 3/1 looga badiyay.

Laakiin Neymar ayaa markii ay lacagu ku soo garab dhacday u dhaqaaqay waliba laagay isaga oo aad wajigiisa ka dareemayso xanaaq xun Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII