LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Daawo: Qaabkii Waalida Ahaa Ee Ay Qoyska Cristiano Ronaldo Ugu Dambaal Dageen U Soo Bixii Koobka Adduunka

Cristiano Ronaldo ayaa xulka qarankiisa Portugal ka caawiyay u soo bixitaanka koobka adduunka kadib markii ay guul ka gaareen xulka qaranka Switzerland.

Si kasta ha ahaatee qoyska Ronaldo oo ay ugu horayso saaxiibtiisa Georgina Rodriguez iyo qaar kale oo ka mid ah qoyskiisa ayaa si waali ah ugu dabaal degay u soo bixista Portugal ee koobka adduunka.

Xulka qaranka Portugal ayaa guushaas ka hor khatar ugu jiray in uu si toos ah ugu soo bixi waayo koobka adduunka taas oo keentay farxadii weynayd ee ka muuqatay qoyska Ronaldo Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII