LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Daawo :Qaabkii Rooney Ugu Dabaal Degay Goolkii Ugu Horeeyay Everton Ka Dib Markii Uu Xagaagaan Dib Ugu Laabtay

Rooney ayaa guul ku hogaamiyay kooxdiisa cusub ee Everton oo uu xagaagaan ku laabtay ka dib 13 sanno oo uu ku qaatay laacibkii Man United

Stoke City ayay hal gool uga talaabsadeen kuwaasi oo marti ugu ahaa kulankooda ugu horeeyay ee horyaalka ee xilli ciyaareedka biloowday shallay

Goolkaas oo cajiib ahaa ayuu Rooney dhaliyay daqiiqadii 45-aad ee dhamaadka qeybta hore ,Halkaan laacibtv.net ka daawo muuqalkaas

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII