LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Daawo: Neymar,Ramos,Messi & Goolashii Ugu Quruxda Badnaa Wareega Group-yada Champions League (Qaybtii 1-aad)

Wareega Group-yada tartanka champions league ayaa lasoo gaba-gabeeyay xalay waxana isku soo baxay 16 kooxood oo u tartami doona laacibkii u gudi doonta wareega xiga.

Wareega Group-yada ayaa la dhaliyay goolal aad u badan oo ay dhaliyeen kooxaha ka qayb galaya iyo waliba xiddigaha ka qayb galaya tartanka.

Hadaba waxa aanu muuqaalkan ku soo gudbin doona goolashii ugu quruxda badnaa ee laga dhaliyay wareega Group-yada qaybtiisii 1-aad qaybaha kalena halka dambe ayaan ka soo gudbin doonaa Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII