LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Daawo: Neymar Oo Oohin Is Qaban Waayay Markii Uu Booqday Gurigii Yaraantiisii

Xiddiga laacibkii PSG iyo xulka qaranka Brazil ee Neymar ayaa booqday gurigii uu yaraantii ku soo koray ka hor inta uuna koobka adduunka kala qayb qaadan xulka qarankiisa.

Xiddigan reer Brazil ayaa oohin is qaban gari waayay kadib markii uu booqday Gurigii uu ku koray yaraantiisii.

Neymar oo duubaya barnaamij ayaa si aad ah u ooyay markii uu arkay meeshii uu ku soo koray hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa sidii ay wax u dheceen Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *