LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Daawo muuqaal qosol badan: Werriye Italian ah oo isku dayay Bakayoko in English uu ku warreyso iyo qosolka ka dhacay!

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Ka dib markii ay idlaatay ciyaartii u dhaxeysay kooxaha AC Milan iyo Parma, waxaa Milan TV werriyaheeda Mauro Suma uu warreysi la yeeshay laacibka laacibkii Milan ee Tiémoué Bakayoko.

Xiddigga reer France ayaa toddobaadyadii ugu dambeeyay kusoo laabtay qaab ciyaareedkiisii wacnaa ee xilligii Monaco isagoo xubin muhiim ah ka noqday safka laacibkii Macallin Genaro Gattuso.

Bakayoko ayaa ka mid ahaa fureyaashii u sahlay inay Milan ay guul ka gaarto laacibkii Parma toddobaadkan horraantiisii.

Markii ay dhammaatay ciyaartii ayaa waxa uu usoo gudbay studio-ha Tv-ga Milan, waxaana warreysi la yeeshay Mauro Suma.

Werriyaha ayaa isku dayay inuu luuqadda English-ka ku warreysto xiddigga reer France, balse wixii dhex maray waxa ay ahaayeen wax maad leh.

Bal daawo muuqaalka laga soo duubay warreysigii werriye Samu iyo laacibka Milan ee Tiémoué Bakayoko

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII