LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Daawo: Muslim Vs Kirishtan: Shax Laga Sameeyay Xiddigaha Muslim-ka ah & Kuwa Aan Muslim-ka Ahayn Ee Ka Ciyaara Horyaalada Yurub, Yaa Badin Kara?

Horyaalada yurub ayay ka ciyaaraan xiddigo haysta diimo kala duwan iyada oo ay ugu caansan yihiin diinta Islaamka iyo diinta Kiristanka iyaga oo ay jiraan xiddigo haysta labada diimood oo aad u fiican.

Xiddigaha haysta diinta Islaamka ayay ugu caansan yihiin Mohamed Salah, Paul Pogba iyo xiddigo kale oo diinta Islaamka jeclaysiiyay dadka adduunka taageero weyna helay.

Halka xiddigaha diinta kale haysta ugu caansan yihiin Lionel Messi,Cristiano Ronaldo iyo xiddigo kale oo adduunka ka dhigay wacdaro.

Hadaba shax ayaa laga sameeyay xiddigaha ugu fiican ee labada diimood waxaana ay kala yihiin:

Xiddigaha Muslimka Ah:  Handanovic; Mustafi; Medhi Benatia, Adil Rami, Djibril Sidibe; Pogba, Mesut Ozil, N’Golo Kante; Mohamed Salah, Ribery, Benzema

Xiddigaha aan Muslimka aheyn: Manuel Neuer; Dani Alves, Ramos, Hummels, Marcelo; Modric, De Bruyne, Arturo Vidal;  Messi, Neymar, Ronaldo

Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *