LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Daawo :Kabtan Gary Cahill Oo Noqday Laacibkii Ugu Horeeyay Ee Qaata Kaarka Cas Ee Horyaalka ,Qaabkee Ayaa Lagu Sameeyay?.

Gary Cahill ayaa noqday laacibkii ugu horeeyay ee qaata kaarka cas ee horyaalka Ingiriiska ka dib 14 daqiiqo biloowgii kulanka ay la ciyaarayeen laacibkii Burnley .

Kulankaan oo ka dhacayay garoonka Chelsea ayaa ahaa kulankoodii ugu horeeyay horyaalka Ingiriiska kaasi oo biloowday maalintii shalay

Kabtan Gary Cahill ayaa kaarkaas cas ku qaatay Defour kaasi oo uu taako baallo giliyay xilli Cahill ahaa qofka watay kubadda ,Halkaan Laacibtv.net ka daawo qaabkii kaarka cas uu ku qaatay Cahill

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII