LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Daawo: Goolkii Quruxda Badnaa Ee Uu Emre Can Watford Ka Dhaliyay Xilli Ciyaareedkii Hore

Kooxda Watford ayaa goordhow laacibkii Liverpool ku soo dhowayn doonta garoonkeeda kulan ka tirsan kulankii ug horeeyay labada kooxood ee horyaalka Premier league.

Watfrod ayaa kulankii garoonkooda ee xilli ciyaareedkii hore ee ay waliba la ciyaarayeen laacibkii Liverpool laga dhaliyay gool cajiib ah.

Xiddiga khadka dhexe ee Emre Can ayaa gool cajiib ah ka dhaliyay laacibkii Watford isaga oo dhaliyay goolkii ugu quruxda badanaa ee xilli ciyaareedkii loo doortay midka ugu qurxda badan Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII