LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Daawo :Goolashii Chelsea Lagu Garaacay ,Burnley Ayaa 3/2 Uga Badisay Xilli Laba Roosana Ay Qaateen

Chelsea yaa guul darro ku biloowday horyalka Ingiriiska waxa ayna si weyn ugu hor kufeen laacibkii ay martida u aheyd ee Burnley

Waxaa lagu garaacay sedex gool iyo laba waxaana labadaas dhaliyay Alvaro Morata iyo David Luiz

Chelsea waxa kulankaas kaarka cas ka qaatay Cahill daqiqaddii 14-aad ee biloowga ciyaarta halka kan labaad uu qaatay Cesc Fabrega daqiiqaddii 81-aad kaasi oo kaarka digniinta qaatay daqiiqadii 16-aad ee biloowgii , Halkaan Laacibtv.net ka dawo goolashaas

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII