LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Daawo: Goolashii Ay Ku Kala Bexeen Kooxaha Watford Iyo Liverpool

Kooxda Watford ayaa bar-bar ku qabaty laacibkii Liverpool kulan ka tirsan kulankii ugu horeeyay ee labada kooxood ee Premier league.

Goolasha Liverpool ayay dhaliyeen xiddigaha Sadio Mane,Roberto Firmino iyo Mohamed salah kuwaas oo kooxdooda ka caawiyay in ay hal dhibic kala yimaadaan garoonka Watforf.

Dhanka kale laacibkii Watford ayay u dhaliyeen xiddigaha Stefano Okaka Chuka,Abdoulaye Doucoure iyo Miguel Britos kaas oo daqiiqadii ugu dambaysay goolka bar-baraha dhaliyay Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII