LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Daawo: Cristiano Ronaldo Oo Martidii Hudheelkiisa hadyada Uga Dhigay Ballon d’Or-kiisii

Xiddiga laacibkii Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa u dabaal degay sanad guurada hudheel uu ku leeyahay caasimada dalkiisa Portugal ee Lisboon.

Ronaldo ayaa shaqaalihii iyo martidii hudheelkiisa joogay kaga yaabsaday markii uu hadyad uga dhigay kubadihii dahabka ahaa ee uu ku guulaystay ee Ballon d’Or.

Laakiin kubadahan ayaan ayan qaar run ah maadama ay ahaayeen qaar been ah oo uu u soo sameeyay si uu ug hadyadeeyo dadkii ka cashaynayay xilli sidoo kale la keenay keeg Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII