LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Cristiano Ronaldo, Karim Benzema Iyo Shantii Ciyaaryahan Ee Ugu Bandhigga Wacnaa Asbuucan Champions Legaue.

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Ciyaaraha koobka xiisaha badan ee UEFA Champions League ayaa markale asbuucan laga daawaday daafaha caalamka, xilli laga soo calaamadeeyay natiijooyin aan lasii saadaalin.

Kooxda tababare Klopp ee Liverpool ayaa guul darro layaan leh kala kulantay, laacibkii tabarta yar ee Red Star Belgrade markaas oo llogu awood sheegtay 2-0.

Dhanka kale Manchester United iyo Jose Mourinho ayaa guul oo daahday kagaaray laacibkii uu maamulo Max Allegri ee Juventus markaas oo ay ku garaaceen 2-1.

Halka Mancheater City ay guul raaxo markale gaartay asbuucan xilli cuu seddexleey goolal ah shabaqa ku hubsaday Gabriel jesus.

Si kastaba ha ahaatee, halkan ayaan idonkugu soo gudbin doonaa 5-ciyaaryahan kuwaas oo ahaa xidigihii ugu bandhiga wacna kulamadii aabuucan laga ciyaaray dhagawayne.

5. Robert Lewandowski- 2 Goals.

4. Karim Benzema- 2 Goals.

3. Gabriel Jesus: Hat-trick.

2. Mata & Ronaldo- 2 Goals.

1.Harry Kane- 2 Goals.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII