LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Chelsea Oo Antonio Conte Ku Bedeleysa Tababare Laga Ceyriyay Premier League Xili Ciyaaareedkaan

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Tababaraha laacibkii Watford Marco Silva ayaa laga fakirayaa in lagu aamino shaqada laacibkii ka dhisan Galbeedka London ee Chelsea.

Tababaraha Blues Antonio Conte ayaa ka quustay loolanka horyaalka kadib markii uu silama filaan ah ku qaaday xilli ciyaareedkiisii ugu horeeyay England.

Conte ayaa la saaray cadaadis xoogan  ka dib markii laba guuldarro oo xiriir ah ay kasoo gaartay kooxaha Bournemouth iyo Watford.

Wargeysyada ayaa sheegaya in haddii la ceyriyo Conte, guddiga Chelsea ay ka fakirayaan keenista tababarihii hore ee Watford Marco Silva.

Silva ayaa si lama filaan ah ugu soo muuqday liiska musharaxiinta suurta gal ay tahay in ay la wareegaan shaqada laacibkii kubadda cagta ee Chelsea.

Blues ayaa sidoo kale lala xiriirinayaa tababare Luis Enrique iyo macalinka Napoli Maurizio Sarri.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII