LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Chelsea FC oo xiiseynaysa in ay lasoo saxiixato labo daafac inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga.

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Chelsea FC ayaa isha ku hasya qaabka ay ula soo saxiixan laheyd laba daafac si ay ugu xoojiso daafacyadeeda xilli ciyaareydka soo aadan.

Waxaa ay dooneysa in ay lasoo saxiixato Newcastle United kabtan keeda Jamaal Lascelles iyo Napoli daafaca u ciyaara ee Raul Albiol kuwaasoo daaqada kala iibsiga inta uu furanyahay ku rajo weyn lasoo wareegitaanka daafacyadaani.

Daily Mail ayaa laga soo warinayaa Blues in ay dooneyso horumar in ay ku sameyso daafacyadeeda kaasoo niyad jab uu ku furnaa tan iyo Conte inta uu laacibkii hayey markii laga hadlayo suuqa kala iibsiga.

Waxaa ay wararka kusii darayaan Chelsea in muddo dheer ay ku raad joogtay Lascelles kaasoo ay dooneysay muddo dheer in ay ka garab ciyaarsiiso Gary Cahill.

Mid taa la mid ah waqooyiga London waxaa laga sooo warinayaa Napoli daafaceeda Albion in lala xeriirinayey laacibkii booska shanaad ee horyaalka EPL ku dhameysatay sanadkii lasoo dhaafay.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII