LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Bayern Munchen Oo Ku Soo Biirtay Tartanka Loogu Jiro Saxiixa Aaron Ramsey.

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Xidigan heerka caalami ee reer Wales ayaa suuqa si aad ah looga raadinayay tan iyo markii ay soo shaac baxday in uu ka dhaqaaqayo Arsenal.

Laacibka ka ciyaara qadka dhexe ayaana diiradda u saaran kooxo badan oo reer yurub ah, sida AC Milan, PSG, Juventus iyo Liverpool.

Si kastaba ha ahaatee, Sky Germany ayaa baahisay in ay waqtigan Bayern Munchen ay muujisay xisaha ay u qabto Aaron Ramsey.

Xidigan ayaana qandaraaskiisa Emirates uu ku egyahay dhammaadka xilli ciyaareedkan, iyada oo uusan qalinka ku duugi doonin wax heshiis cusub ah.

Warkan ayaana ku soo beegmaya xilli ay xidigan ay ku haradamayeen qaar kamid ah kooxaha ugu awoodda yurub, iyada oo doonaysa in ay dagaalka ka gasho dhankeeda.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII