LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Barcelona oo dano gaar ah ku dartay heshiiska Mina oo ugu biiray Everton!

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Kooxda Barcelona ayaa ku dartay hesiiska uu Everton ugu biiray Yerry Mina inay dib ula soo saxiixan karaan weliba qiimo go’an.

Difaaca reer Colombia ayaa ugu biiray Toffies £28.5m isagoo u saxiixay heshiis gaaraya illaa 2023 oo uu ku qaadan doono £100,000 toddobaadkii

Majaladda Spain kasoo baxda ee Marca ayaa ku warrantay in laacibkii reer Catalonia ay heshiiska ku dartay inay dib ula soo wareegi karto iyadoo bixineysa £54m oo u dhiganta €60m.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII