LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Alexis Sanchez kuma daahi doono Manchester wuxuuna rabaa inuu xagaagan baxo

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Weeraryahanka reer Chile ayaa niyada ka saaray inuu Man United lasii joogo wixii ka dambeeyo xili cayaareedkan.

Sanchez ayaa dhibsaday culeeska ay saxaafada iyo taageerayaasha Man United ku hayaan wuxuuna doonayaa lix bilood kusoo koobo waqtigiisa Man United.

Sidoo kale wakiilka cayaaryahnkan ayaa dhibsaday hadii laga soo xigtay madaxda Man United gaar ahaan qoyska reer Glazer oo ah in Sanchez u qalmin lacagaha 500,000 oo pound ee uu todobaad walbo United ka qaato.

Sidoo kale qoyska cayaaryahan wey ku adkaatay inay magaalada Manchester la qabsadaan waxayna ku cadaadinayaan magalo inuu u dooro.

Wargeyska Football France ayaa qoray inay macquul tahay Sanchez xagaagan PSG soo aado sidoo kalena naadiga Bayern Munich ayaa xidigaan xiiso u qabto si ay booska Franck Ribery u galiyaan.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII