LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Alderweireld oo ka hadlay mustaqbalkiisa kooxda Tottenham & suurta gal ahaanshana inuu kooxda sii joogi doono iyo u dhaqaaqi taanka Manchester united.

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Toby Alderweireld ayaa u muuqda in suurta gal ay tahay baaqi kusii ahaanshaha laacibkii Tottenham kaasoo lala xeriirinayey inuu laacibkii ka dhaqaaqi doono maalmaha soo aadan.

Belgium xiddiga u dhashay ayaa 14-kulan ciyaaray horyaalka premier league xilli ciyaareydkii lasoo dhaafay kaaso ololihiisa hakad uu ku yimid ka dib arimo la xeriira qadraaskiisa iyo dhaawac soo gaaray xiddigan.

Alderweireld waxaa uu heystaa labo sano oo uu laacibkii kula sii joogi karo, balse Manchester United ayaa si weyn loola xeriirinayey inuu u dhaqaaqo.

Jose Mourinho ayaa hore shaaca uga qaaday inuu xiiseenayo daafacan dambe kaasoo aan wali shaaca ka qaadin xiisahiisa isla markaana Spurs inuu ku dhaqaaqayo uu wali ku dhawaaqin.

Mar wax laga waydiiyay suurta gal ahaanshaha spurs wuxuu Alderweireld yiri “haa, maxa diidaya? Waxan heystaa labo sano o qandraas aan kula sii joogi karo. Ma sheegi karo waxa dhici doona”

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII