LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Afar cayaaryahan Man United inay iska iibiso xagaagan ayay kooxdan daawo ugu jirtaa

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Qaar ka mid ah xidigaha laacibkii Man United xili cayaareedkan bandhigooda wacan joogto ma ahayn haatana waxaa lasoo gaaray xiligii macalin Jose Mourinho uu qiimeyn gaar ah sameyn lahaa.

Waxaan idiin heynaa afar cayaaryahan oo la aaminsan yahay in marka uu xili cayaareedkan soo idlaado laacibkii Man United iska iibin doonto.

Macalin Jose Mourinho xagaagan saxiixyo dheeraad ah ma sameyn karo wuxuu ku qasban yahay cayaartooyda faraha badan ee Old Trafford ku sugan inuu qaar ka mid ah diro.

Fadlan hoos kaga bogo magacyada afarta cayaaryahan ee mudan in xagaagan Man United laga diro bandhigooda oo aan mid wanaagsaneyn ahayn awgeed:

#4 Chris Smalling

Newcastle United v Manchester United - Premier League

#3 Matteo Darmian

Manchester United v Burton Albion - Carabao Cup Third Round

#2 Marouane Fellaini

Tottenham Hotspur v Manchester United - Premier League

#1 Daley Blind

Manchester United v Leicester City - Premier League

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII