LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

AC Milan Iyo Inter Milan Oo Ku Dagaallamaya Daafacyadan Kakala Tirsan Chelsea Iyo Atletico Madrid

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Sida ay maanta warisay majaladda Il Corriere dello Sport, AC Milan iyo Inter Milan ayaa ku dagallamaya laba daafac oo muhiim ah.

Kaliya maahan daafaca ay labada kooxood ee isku magaalada ahi ay ku dagaallamaya daafaca Atletico Madrid iyo Uruguay Diego Godin.

Balse sidoo kale kooxaha ka wada ciyaara Serie A, ayaa danaynaya saxiixa daafaca Chelsea gadoodka ka ah ee Garry Cahill.

Cahill ayaa loo arkaa b dooqa labaad balse, daafacan reer England ayaa la heli karaa marka loo eego Godin, maadaama uu waqtigan kamid yahay safka koobaad ee laacibkii ee Atletico Madrid.

Halka Garry Cahill laga tuuray safka koobaad ee laacibkii Maurizio Sarri, taas oo kadhigan in xidigani faarujin karo garoonka Stamford Bridge.

Labada kooxood ee talyaani ayay suurta hal tahay in ay gacanta kusoo dhigaan labadan daafac midkood, marka lagaaro suuqa jiilaalka.

SHARE

Facebook

Twitter


Source: laacibkii.com

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII