LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

20-ka Laacib ee Maaliyadahooda loogu iibsashada badan yahay oo la shaaciyey – Ibrahimovic oo ku jira tobanka sare

Waxaa la shaaciyey 20-ka ciyaaryahan ee kubadda cagta oo maaliyadahooda loogu gashado badan yahay tan iyo markii uu bilowday sanadkan 2018 illaa iyo hadda, Zlatan Ibrahimovic ayaana si layaab leh uga soo muuqday 10-ka sare.

SportsDirect.com ayaa shaacisay magacyada 20-ka ciyaaryahan ee maaliyadahooda loogu iibsasho badan yahan laga soo bilaabo 01 bishii Janaayo ee sanadkan illaa iyo haatan.

Saxiixa cusub ee laacibkii Man United Alexis Sanchez kaa soo ka soo tagay Arsenal kuna soo biiray laacibkii ka dhisan Old Traffrod ayaa hoggaaminaya 20-ka xiddig ee loogu iibsashada badan yahay funaanadahooda sanadkan illaa iyo hadda.

Laacibka ay ka wada tirsan yihiin Sanchez laacibkii Man United ee Paul Pogba ayaa sidoo kale kaalinta labaad ka soo muuqday xiddigaha maaliyadahooda loogu iibashada badan yahay.

Haddaba halkaan hoose ka eeg magacyada 20-ka laacibkii ee Maaliyadahooda loogu iibsashada badan yahay tan iyo 1 bishii Janaayo ee sanadkan 2018 illaa iyo hadda:-

1- Alexis Sanchez – Manchester United

2- Paul Pogba – Manchester United

3- Harry Kane – Tottenham Mohamed

4- Salah – Liverpool

5- Eden Hazard – Chelsea

6- Philippe Coutinho – Barcelona

7- Kevin de Bruyne – Man City

8- Mesut Ozil – Arsenal

9- Roberto Firmino – Liverpool

10- Zlatan Ibrahimovic – Manchester United

11- Alexandre Lacazette – Arsenal

12- Sergio Aguero – Man City

13- Romelu Lukaku – Manchester United

14- David De Gea – Manchester United

15- Heung-min Son – Tottenham

16- Virgil van Dijk – Liverpool

17- Dele Alli – Tottenham

18- Marcus Rashford – Manchester United

19- Henrikh Mkhitaryan – Arsenal

20- Christian Eriksen – Tottenham


Source: laacibkii.com

Dhiso website raqiisa ah:- TEL 00442035297844 dhisoweb@outlook.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII